On 8th July 2016, Farxaan Maxamed Jimcaale of the BBC Somali World Service interviewed Dr Muna Ismail. They discussed the benefits of the Yeheb plant for drought-prone areas in Somalia and Horn of Africa. You can hear the interview (in Somali) on the link below.
Dr Muna Ismail oo ku hawlan dib u beeridda geeka Yicibta si waxtarkiisu meelo badan iyo dad badan u gaaro ayaa BBC u warrantay. Farxaan Maxamed Jimaale oo ku wareystay xaruntan BBC ee London ayaa waydiiyey Dr Ismail, geedka Yicib waxa uu kaga duwan yahay geedaha kale.
http://www.bbc.com/somali/maqal_iyo_muuqaal/2016/07/160708_geedka_yicibka